Maaldhowr Public Accounting

Maaldhowr Public Accounting

Share

MaalDhowr is an independent accountancy and training center. MaalDhowr group has been in the field of accountancy for more than 15 years.

We are also specialised in accounting software packages namely Quickbooks, Odoo ERP and others.

03/10/2025

🌙✨ Jumma Mubarak ✨🌙
May this blessed day bring peace, happiness, and countless blessings to you and your family.
🤲 May Allah accept your duas, forgive your sins, and fill your heart with iman.

🌸 Have a peaceful and joyful Friday! 🌸

30/09/2025

🚀 Odoo POS Restaurant oo leh astaamo cusub oo casri ah! 🚀
Waxaan kuu haynaa features cusub oo fududeynaya shaqada cashiers iyo waiters:
💬 SMSPay – Cashier/Waiter wuxuu si toos ah uga hubin karaa POS-ka haddii macmiilku bixiyay lacagta.
📱 App SMS ah ayaa ku dhex jira Odoo iyo sidoo kale taleefanka khasnajiga.
🍽️ Xaddidaadda Miiska Waiter-ka – Waiter kasta wuxuu gali karaa oo keliya miisaska loo qoondeeyay.
🛑 Xaddidaadda Dalabka – Dalabka waxaa maamuli kara oo keliya waiter-ka mas’uulka ka ah dalabkaas.
🔄 Wareejinta Miiska – Macmiilka si fudud ayaa miis kale loogu wareejin karaa.
🔑 Shaashad Soogalid Qurxoon – Degdeg & ammaan.
📝 Beddelka Password-ka gudaha POS – Waiter-ku wuxuu si toos ah uga beddeli karaa password-kiisa shaashadda POS.
✨ Iyo in ka badan oo xiiso leh! 🎉
📲 Wixii faahfaahin ah: WhatsApp 771360510

28/09/2025
15/09/2025

23/08/2025

📢 Ogeysiis
Waxaa sharaf noo ah inaan ku dhawaaqno in booskii Xisaabiye ee shirkad macaamiisheenaa ka banaanaa uu helay qof ku guuleystay tartanka. 🎉

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan musharaxiintii ka soo qeyb gashay wareysiga iyo codsiga shaqada. Dadaalkiina iyo waqtigiina aad noo hurtay aad baan u qadarineynaa.

Booska hadda waa la buuxiyay, balse waxaan rajeynaynaa inaan mustaqbalka fursado kale idiin soo bandhigno. 🙏

Mahadsanidiin,
Maaldhowr Public Accounting

18/08/2025

✨ Shaqo Banaan – Xisaabiye (Accountant Officer) ✨

Shuruudaha:
✅ Shahaado Bachelor in Accounting
✅ Labo sano oo khibrad ah xog-galinta (Data Entry)
✅ Hal sano oo khibrad ah isticmaalka Odoo ERP Accounting Software
✅ Inuu yahay qof hal-abuur leh oo xalal cusub keeni kara

📩 CV-gaaga ku soo dir: [email protected]
🗓️ Ugu dambayn: 20 Agoosto 2025
👨‍💼 Male candidates are encouraged to apply.

)?

Want your business to be the top-listed Accountant in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Howlwadag Street, MMC Building, Opposite To Somtel
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00