madaxwayne ka waxqabad badnaa sheeg
Amiin Daahir
Waa page kayga saxdaa oo aan idinkula wadagi doono waxyaabo aad xiisayso iyo waxyaabo kaleba
11/05/2024
Waa dharaartan sedkay helo
Samada calan kaa sudhoo
Somalilnd
19/04/2024
Jimce wanaagsan dhaman umada islamka
16/04/2024
Xadhiga dhaqan celintaa ah waan soo dhawaynayaaCiidanka Booliska JSL
Ugbaad Aragsan
27/03/2024
Haduu aniga geed igu dhaco maxaa laga qaadayaa dawlada mise waa qadar ayaa la odhonayaa
Bal ifahan siiya reer berberaw
22/03/2024
Bal aynu eegno cida u hor gurmata
Somaliland allaw na tus iyadoo caalamka la jaan qaadaysa
16/03/2024
Asc dhaman dhaman umatu mahamed 🌙
31/08/2023
Hambalyo Hambalyo waxaan halkan hambalyo meher uga dirayaa wllkay.
Mudane: NIMCAAN AXMED MAXMUD
IYO
MARWO :NIMCO DAAHIR MAXAMED
Oo maanta meherkoodu ka qabsoomay magalada hargaysa masjidu NUURAYN ilaahay haysukiin barakeeyo ubad khayr qabana Haydin kala siiyo
بارك الله لك وبارك عليك وجمع ما بينكما فى الخير
Dhalaan waa ilduuf
haduu aynigaa gugiyo
Ilmuhu wali yahay siqiir
Masuuliyad aabanimo
Sideen ugu aaminaa
Waayelbaa ubad korshee
Waa page ka cusub ee aan u wareegay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Hargeisa