12/04/2026
OGEYSIIS SHAQO – FARSAMO-YAQAANNO
Mission
Our mission is to provide comprehensive logistics solutions tailored to the diverse needs of our clients.
We are dedicated to delivering exceptional service through industry expertise, advanced technology, and a committed team.
12/04/2026
OGEYSIIS SHAQO – FARSAMO-YAQAANNO
25/02/2026
Diyaar ma u tahay Tahay Su’aasha Maanta? – Ramadaan Mubaraka ILS Group
07/02/2026
Cabdirizaq Jamac Koshin ayaa ku guulaystay sadaashii ciyaarta Gaashaan iyo Dowladda Hoose ee Hargeisa isagoo noqday qofka u horeeyay ee saxay sadaasha dhamaan shuruudihiina buuxiyay.
30$ ayuu ku guulaystay.
Hamblayo Mar labaad
04/02/2026
Sadaali ciyaarta Barri oo Ku Guulayso $30
𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐢𝐬𝐚 Vs 𝐆𝐚𝐬𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐢𝐬𝐚
Ciyaarta ugu danbaysa Somaliland Champoin
Shuruudaha Guulaystaha
1: like saar pageka
2: follow na dhe pageka
3: share dhehna postiga
4: Sadaashu Waxay Ku eeg tahay Marka ay Ciyaartu Bilaabmato
5: Hadii ay wada saxaan dhowr qofood waxaa ku guulaysan doona abaalmarinta qofka ugu soo horeeyay ee shuruudaha dhameystira.
05/06/2025
Ciid wanaagsan
Waxaan shacabka guud ahaan Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ummada Islaamka ugu hambalyeynayaa munaasibadda barakaysan ee ciidul adxa
Waxaan si gaar ah farxada ciida ula qaybsanayaa shaqaale waynaha Shirkadda Integrated Logistics Solutions Group - ILS iyo Qoysaskoodaba, caafimaad ku ciida,
Illahay ciida, ciideeda ha inagu gaadhsiiyo nabad, barwaaqo, caafimaad, iyo horumar.
FOR IMMEDIATE RELEASE
Staff Shuttle Service
Hargeisa, Somaliland, 04 June 2025 – Integrated Logistics Solutions Group (ILSG) is proud to announce the launch of a dedicated staff shuttle service for one of our esteemed client, aimed at enhancing employee commuting and promoting work-life balance. This new service is designed to offer a reliable, eco-friendly, and efficient transportation solution, addressing common challenges such as traffic congestion and parking.
“We are delighted to partner with one of our valued client to introduce this innovative transportation service,” said Mr. Mohamed Hashi Osman, Managing Director of Integrated Logistics Solutions Group. “Our objective is to simplify the commuting experience, allowing employees to focus on their work while improving their overall well-being.”
The shuttle service features modern vehicles and experienced drivers, with scheduled pickups and drop-offs to accommodate employees’ various work shifts.
About Integrated Logistics Solutions Group:
Integrated Logistics Solutions Group (ILSG) specializes in providing tailored transportation and logistics solutions, delivering reliable, innovative services for businesses.
For more information,
Contact us
Address: Hargeisa jig-jigayar next to WHO Hargeisa Office
Contacts: 572247/ +252-637027777/ +252-637027787/ +252-637027788
Email: [email protected] / [email protected].
Website: www.ilsgroupltd.com
FOR IMMEDIATE RELEASE
Hargeisa, Somaliland – 31 June 2025 – Integrated Logistics Solutions Group (ILSG) is proud to announce the successful procurement and delivery of 1,200 hygiene kits on behalf of one of our esteemed clients. This project reinforces ILSG’s ongoing commitment to delivering reliable, efficient, and client-centric logistics solutions across the region.
Each hygiene kit was meticulously assembled in accordance with the client’s specifications and included essential items such as soap, jerricans, sanitary pads, and buckets—critical resources designed to support personal hygiene and improve sanitary conditions, particularly in underserved communities.
“We are honored to have supported our client in this important initiative,” said Mr. Mohamed Hashi Osman, Managing Director of Integrated Logistics Solutions Group. “Our team executed the procurement and delivery process with precision, highlighting our ability to meet urgent client needs with professionalism and speed.”
The project was managed by ILSG’s experienced procurement and logistics teams, who oversaw the end-to-end process—from sourcing and quality assurance to packaging and timely delivery. The hygiene kits have now been successfully distributed and are expected to contribute significantly to ongoing public health and hygiene efforts in the target areas.
“This project reflects our core values of reliability, quality, and responsiveness,” Mr. Osman added. “At ILSG, we take pride in supporting our clients in making tangible impacts through tailored logistics solutions.”
________________________________________
About Integrated Logistics Solutions Group
Integrated Logistics Solutions Group (ILSG) is a leading provider of transportation and logistics services in the Horn of Africa. We specialize in customized solutions for businesses, NGOs, and public sector institutions—delivering excellence in procurement, freight, and supply chain management.
For more information, please visit: https://ilsgroupltd.com.
Contact Information
Address: Jigjigayar, Next to WHO Office, Hargeisa, Somaliland
Phone: +252 572247 / +252 637027777 / +252 637027787 / +252 637027788
Email: [email protected] | [email protected]
Website: https://ilsgroupltd.com
WAR-SAXAAFADEED
13 May 2025,waxa kormeer ku tagay deegaanka Xaaxi ee Gobolka Daad-madheedh, Somaliland oo ka mid ah goobaha ay ka socoto shaqada baadhitaanka dhulka ee mashruuca casriyeynta waddada Hargeysa–Oodweyne–Burco (183 km) Mudane Cabdilaahi Ibraahim, Maareeyaha Mashruuca, iyo Mudane Jimcaale Daahir, Lataliyaha Farsamada—oo labaduba ah saraakiil sare oo ka tirsan Hay’adaha Waddooyinka Somaliland. Waxaa sidoo kale ku wehelinayay kormeerka Mudane Maxamed Xaashi, Gudoomiyaha Shirkadda Integrated Logistics Solutions Group (ILSG).
Kormeerkan ayaa si guul ah ugusoo dhamaaday,
Wabilahi Towfiq
Xafiiska Isgaadhsiinta iyo Xidhiidhka Macaamiisha
21/04/2025
WAR-SAXAAFADEED
April 21, 2025
Haleeya, Somaliland — Maanta oo ay Bishu Tahay April 21,2025 waxa koormeer ku tagay shaqada lagu ogaanayo la socodka culayska xamuulka ( Exle Load Monitoring ee ka socda bar-kontaroolka Haleeya , taasoo manta lagu soo gabo-gabayn doono hawlgal saddex maalmood socday intii u dhaxaysay April 19 21 April, 2025.
Wafdiga waxaa uu ka koobnaa Gudoomiyaha Shirkada Integrated Logistics Solutions Group Mudane Maxamed Xaashi, , iyo Eng. Samatar Abib Ibrahim, Agaasimaha Tayada Farsamada & Badbaadada ee Hay’adda Horumarinta Waddooyinka Somaliland. Booqashadu waxay diiradda saartay kormeerka iyo qiimeynta hawlaha miisaamida culeyska xamuulka, kuwaasoo muhiim u ah ilaalinta kaabayaasha waddooyinka iyo kor u qaadidda badbaadada gaadiidka.
Ogaanshaha culeyska xamuulku waa qeyb muhiim ah oo ka mid ah ilaalinta tayada iyo adkeysiga waddooyinka istiraatiijiga ah, iyadoo looga hortagayo burburka degdegga ah ee ka dhasha gaadiidka xad-dhaafka ku raran, kuwaas oo si weyn u kordhiya kharashaadka dayactirka iyo khataraha amniga.
Wabilahi Towfiq
Xafiiska Isgaadhsiinta iyo Xidhiidhka Macaamiisha
| Monday | 07:30 - 17:00 |
| Tuesday | 07:30 - 17:00 |
| Wednesday | 07:30 - 17:00 |
| Thursday | 07:30 - 17:00 |
| Saturday | 07:30 - 17:00 |
| Sunday | 07:30 - 17:00 |