ARROW waa shirkad gaar loo leeyahay oo ka shaqaysa adeegga hanti-dhowrka iyo xisaabaha waxaana ka hawlgala xirfadlayaal aqoon durugsan iyo khibrad sare u leh shaqada hanti-dhowrka iyo xisaabaadka.